|

Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Fanaaniin Reer Hargeysa Ah Oo Muqdisho U Ciyaar Tagay

Hargeysa,26sep,2015(QJ/SDN)-Mujaahid Cali Gurey Oo Ka Hadlay Fanaaniin Reer Hargeysa Ah Oo Muqdisho U Ciyaar Tagay

”Fanka iyo suugaantu xuduud ma laha. Hadii ay Maraykanka tagaan ama laga casumo oo calanka maraykanka huwadaan macnuhu maaha Maraykan bay noqdeen. Xidigaha geesku hadii ay noqdeen horyaalka kooxaha fanka Soomaaliyeed Somaliland ma ceeb bay ku tahay mise waa siday ahaan jirtay oo weli kaalintii hal abuurka Soomaaliyeed REER Somaliland baa ku jirta. Xidigaha Geedku waxay xejiyeen kaalintii hormoodnimada ee fanka iyo suugaanta ee WALAALO HARGEYSA oo caan ahaa dabayaaqadii afartaneeyada iyo kontaneeyadii intii aan la furin HARGEYSA REDIO SOOMAALIā€¯ ayuu yidhi cali Maxamed Yuusuf Oo Qoraal kooban ku baahiyay Facebookga

cali guray

Comments are closed