|

Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Xukuumadda ka dalbaday inay Xoriyadooda u soo Celiso Laba Madax dhaqameed soona jeediyay Ilaalinta Xasaanada Hogaanka Dhaqanka DAAWO

Hargaysa 23.Sep 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Mudooyinkii u danbeeyay Xaalad Caafimaad dalka dibadiisa ugu Maqnaa haatana ku sugan Caasimada dalka ee Hargaysa ayaa Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo Waxa uu ugu baaqay inay sida ugu dhakhsiyaha badan Xoriyadoodii dib ugu soo Celiso Boqor Raabi iyo Suldaan Mawliid Sabayste oo Ciidamadda amaanku xabsiga u taxaabeen kadib markii ay naqdiyeen hab dhaqano ay ku sifeeyeen kuwo guracan oo dawladu ka qaaday Kaydka haamaha shiidaalka ee Berbera iyo Banka Qool caday.

Comments are closed