|

“Waxaa Nasiib daro ah in Madaxweyne Siilaanyo ka aamusay Masiirka Qaranka Somaliland oo Laba Daqiiqo u quudhi waayay inuu ka hadlo Xaalada dalka” Gudoomiye Ku Xigeenka Waddani DAAWO

Boorama 23.Sep 2015 (SDN/QJ)-  Ku simaha Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Xisbigaas Mudane Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay Mawqifka Xisbigooda ee Iclaaminta Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye iyo dhawaqa ka soo yeedhay Madaxweynaha Somalia ee ku aadan in somaliland  qayb ka tahay Shirkii Maamul Goboleedyada.

Boorama  SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed