Nuxurka War Murtiyeed laga soo saaray Gunaanadka Shirkii Dawlada Federaalka iyo Maamul Goboleedyada Akhri
Muqdisho 21.Sep 2015 (SDN/QJ)- War-muriyeedkii kasoo baxay Shirkii Wada-tashiga ahaa ee Saddex Maalmood Muqdisho uga Socday Madaxda Dowladda Federaalka Somalia iyo Madaxda Maamul-goboleedyada dalka oo ay Goob-joog ka ahayd Beesha Calaamka oo Nuqul la mid ah ay heshay HOL ayaa wuxuu u qornaa Sidan: