|

DAAWO:Safiirka Somaliland Ee Ethiopia oo Faahfaahiyay Heshiiska Labada Waddan

Adis Ababa Sept 21,2015(SDN/QJ)-Safiirka Somaliland u fadhiya Itoobiya Maxamuud Aadan Jaamac Galaal ayaa ka warbixiyay heshiis dhawaan ay isla qaateen dawled degaanka Soomaalida Itoobiya iyo dawlada Somaliland.

Halkan ka daawo faahfaahinta uu Safiirka Somaliland eedalka Itoobiya uu ka bixiyay heshiiska ay labada dhan isla qaateen.

Comments are closed