|

{Yurub ama Geeri} Warbixin Naxdin Leh oo Muujisay Ciqaabta iyo Silica la Mariyo Tahriibayaasha Liibiya Warbixin Murugo Leh DAAWO

Hargeysa, 17,Sep 2015 (SDN/QJ)-    Warbixin ay ka muuqato naxariis darro iyo silic la mariyo tahriibayaasha ku xidhan jeelasha Liibiya ee damacsan in ay Yurub galaan, ayaa telefiishanka caalamiga ah ee Vice News oo Qurbejoog.com soo xigtay uu ka oo diyaariyey dad isugu jira Carab iyo Afrikan ay ku jiraan Soomaali, kuwaasoo ay ka muuqato gaajada, rafaadka iyo cadaabta la mariyo.

Socdaalka Geeridu Sawiradiisu Ma aha kuwo Qurux Badan Waa Kuwo dareenka Gilgilaya Waa Kuwo Kicinaya Damiirka qofkasta oo daawada Qaybtanina Waa Tii Labaad Waa Dad Afduub loo Iibinayo Iyo Warbixinta Telefishanka Vice News.

Ila Wadaag Siduu Xaal Noqonayo Marka Danbe Sheekaduna ku soo Af Xidhmayso.


Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed