|

Balanqaadyo Dhicisoobay Iyo Ayaamaha Is Guraya ee Taariikhda Madaxweyne Siilaanyo,Baarlaman Noocee ah ayuu Rabay Xilligii uu Mucaaridka ahaa? DAAWO

siilaanyoHargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Waxaanu Halkan idiinku soo Bandhigaynaa balan-qaadadii dhicisoobay ee Madaxwayne Axmed Siilaanyo u galay diwaanka taariikhda Somaliland, kuwaas oo wakhtigii uu mucaaridka ahaa laga guntay, waxaanu sanadii 2004 xilligii Ololaha Doorashooyinkii Golahan Wakiiladda, sameeyey Balanqaadyo fara badan oo ay ka mid ahaayeen Madaxbanaanida Baarlamaanka oo hada la og yahay Fara-gelinta ay Xukuumadu ku samaysay.

Xilligaa waxa uu ku sugnaa dalka Maraykanka, waxaanu sheegay inay rabaan in Baarlamaankani noqdo mid la xisaabtami kara xukuumada. Sidoo kalena aan la iibsan karin, fuliyana sharciga Dastuurka iyo Balanqaadyo kale, kuwaas oo dhamaantood dhicisoobay.

Comments are closed