|

Mashruuc Lacag Badani ku Baxayso oo Xukuumadu la Gashay Baanka Adduunka DAAWO

Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Baanka Aduunka Iyo Xukuumada Somaliland ayaa Wada galay Heshiis ku Wajahan Mashaariic Dhinaca Biyaha ah Iyo Kaabayaasha dhaqaalaha oo ay ku Bixi Doonto Adduun dhan Hal bilyan oo Dolar.
Lacagta Halka Bilyan ee dollar ayaa Baanka Adduunku Waxa uu soo Marin doonaa Wasaaradda Maaliyada Waxaana Mashaariicdaas Fulintooda u Xilsaaran Sadex Wasaaradood oo ka Mid ah Hay’adaha Dawlada.

Comments are closed