|

C.rashiid Riyo Raac oo Sheegay in Xukuumadda uu Xil ka Qaban Doono,soona qufay Siro badan DAAWO

Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- C.rashiid Riyo Raac oo Dhawaan iska Casilay Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Markii u horaysay Waxa uu Cadeeyey in Wada hadal uu la galay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo isla markaana lagu qanciyey in loo Magacaabi doono Xil Cusub.

Siyaasigan ayaa Sidaa ka sheegay Waraysi uu Siiyay Telefishanka Royal Tv,Waxaa kale oo uu ka hadlay Sababaha uu isaga Casilay Xisbiga Waddani Waxaanu Ku af Gobaadsaday in Heemaalka Xisbigaasi uu u Ka Muuqdo Reerka Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Cirro

Comments are closed