|

Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta ku Dhigay Maandooriyaha Xashiishadda oo Tiro badan DAAWO

Hargaysa 16.Sep 2015 (SDN/QJ)- Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi fadal iimaan oo uu Weheliyo Taliye Ku Xigeenka Booliska Sareeye Guuto C.raxmaan Liibaan Axmed “Fooxle” oo Warbaahinta Maanta kula hadlay Xarunta Taliska Ciidamada Booliska ee Caasimada Hargaysa ayaa faahfaahin ka bixiyey maandooriyaha xashiishada oo Ciidanka Boolisku gacanta ku soo dhigeen,

 

Comments are closed