|

Maareeyaha Kaydka Haamaha Shiidaalka oo Shaaciyey in Xukuumaddu Nidar ku Gashay Wareejinta Haamaha,Digniina u diray Madax ka Tirsan Dawlada DAAWO

Berbera, 15 Sep 2015 (SDN/QJ)- Maareeyaha Haamaha Kaydka Magaaladda Berbera Sh. Saleebaan Siciid Cali ayaa Maanta Cadeeyey in Xukuumadda Somaliland ay ku wareejinayso Kaydka Haamaha Shiidaalka ee Berbera Shirkado Gaar ah,Isagoo intaas ku daray in aanay Cidna u daba fadhiisanayn Wareejinta Haamaha.
Maareeyuhu Waxa uu dhanka kale sheegay in Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumaddu ay dacaayad iyo nashuush ku abuurayaan Siyaasada dawladda ee Wareejinta Haamaha Shiidaalka ee Magaaladda Berbera.

Comments are closed