|

Guddoomiye Cirro wuxuu dhamaysanayaa wakhtiga loo wada kordhiyay isaga iyo Siilaanyo

Sidaynu baryahanba la socono  xukuumada iyo xisbigeeda kulmiye iyo xidhibaanada u adeega waxay  suuqyada galinayeen cirro ha baneeyo kursiga.

Runtii waa fikir diciifa, oo ay ku calaacalayaan xukuumada iyo  xisbiga kulmiye iyo xildhibaanada  mooshinka ku mamay  ee  foolxumada qaranka kula dhex jiraa, ka dib markii uu laf dhuun gashay ku noqday guddoomiye cirro.

Haddaba, waxaan shaaca uga qaadayaa in guddoomiye cirro uu u joogo golaha wakiilada hiilka qaranka, shacabkiisuna uu ku taageersan yahay, isla markaana ay mar ka wada degayaan Madaxwayne Siilaanyo, islamarkaa oo uu la wareegi doono Kursiga madaxwaynaha.

Waxaan idin leeyahay sidaas ku biyo caba, cirro wuu joogayaaye.

Cabdicasiis Maxamed Maxamuud
aziiz9000@gmail.com

Comments are closed