|

Cali Khaliif Oo Sheegay In Uu Wada Hadal La Furayo Somaliland

doorashada cali khaliifBallicad,12sep,2015(QJ/SDN)-Horjoogaha Koxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo ka Hadlay  shir aya kooxdisu ku lahayd Magalada Ballicad ayaa Waxa uu Sheegay inay Wakhtiga Awood Ahaan liitaan Loona baahanyahay inay wadahadal la furan Jamuuriyada Somaliland Cali Khailf oo arimaha ka hadlaya ayaa yidhi “dhankasta markii aan ka istaagnay waxaanu ka badin waynay inaanu wadahadal la galo soomaaliland, inagoo khariidad ahaan,dhaqan ahaan iyo dhul ahaanba la wadaagna “

Cali khliif waxa uu intaa sii raaciyaay ”anigana waxbadan baa arrintaa la igu xamanayey hase ahaatee saaka waan caddeynayaa,waxaana la inooga baahan yahay inaan magacowno gudigii inaga mid ah oo ka qayb geli lahaa wada hadalka, dastuurkuna wuxuu qeexayaa inay ka mid tahay awoodahayga Madaxwaynenimo inaan ku magacaabo gudidaas.

Gudigan waa mid laga sugayo Addis ababa oo wadahadalku ka furmayo, waxaana Gudoomiye ka noqon doona Dr Cali Ciise Cabdi” ayuu yidhi Cali Khalif

Xubnihii goobta ku sugnaa yaa ka gaws adaygay hadlkaa Cali Khiilf Ka Soo Baxay Dambnihiisa ,Waxana Lagu Kala Kacay Shirkii oo sawaxn hadheeyaay markii uu cali khalif hadlkaa yidhi .

wararka anu ka helayno deeganka ballicad ay sheegaya in caawa ay isku racidoonaan hadlaka madaxweynaha oo ha in somaliland ay wada hadalo la furaan

Xigasho: Waabari

Comments are closed