|

Dood adag oo Gacmaha la isula Tagay oo Dhex Martay Xildhibaano iyo Wasiir Ku Xigeenka Ganacsiga iyo Ubucda Khilaafka iyo Haamaha Shiidaalka DAAWO

Hargaysa 01.Sep 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Suuqa Siyaasada Somaliland ka Taagan Xiisada ka dhalatay damaca Xukuumadu ay ku wareejinayso Haamaha Shiidaalka ee Berbera Shirkado gaar loo leeyahay kaas oo Golaha Wakiiladu ay Cod aqlabiyad ah ku laaleen.
Hadaba Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiiladda iyo Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga ayaa isku haleelay Dood adag oo Gacmaha la isula tegay.

Comments are closed