Prof Cabdi Ismaaciil Samatar & Prof Axmed Ismaaciil Samatar, Walaalo Kala Aragti Duwan (DAAWO)
Hargeysa,17Aug,2015(QJ/SDN)-Labada Aqoonyahan ee reer Somaliland ee kala Prof Cabdi Ismaaciil Samatar iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar , ee walaalahana ah ayaa waxa ay aad ugu kala aragti duwanyihiin badanaa siyaasadda Soomaalida gaar ahaan tan somaliland iyo Soomaaliya, Haddaba Halkan waxaanu idiinku soo gudbinaynaa googoos muujinaya kala fogaanshaha dhanka aadhaahdooda ee dhan walbana ah, hadda ogsoonoow oo weliba waxaan ku idhi raggani waa walaalo uur kasoo wada baxay waana kaaf iyo kala dheeri.
FAAHFAAHIN HALKAN KA DAAWO:
QJ/SDN: HARGEYSA