“Ma Jiro Khilaaf Ka Dhex Jira Masuulyiinta Sar Sare Ee Xisbiga Wadani “Axmed Muumin Seed . (DAAWO)
Hargeysa,15Aug,2015(QJ/SDN)-Axmed Muumin seed Gudoomiye ku xigeenka xisbiga waddani ayaa sheegay in aanu jirin khilaaf ka dhexeeya xisbiga, iyo weliba dilalka dalka ka dhacaya, warkaas ooo faahfaahsan halkan hoose ka daawo: