|

Maayarka Berbera oo Cadeeyay Jeegag Lacageed oo Si Khaldan uga Baxay iyo Mashaariic ay Shakhsiyaad ku Naas Nuujiyeen oo uu Beeniyey DAAWO

Hargaysa 15.Aug 2015 (SDN/QJ)- Maayarka Magaaladda Berbera Cabdi-Shakuur Maxamud Xasan Cidin ayaa Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Maanta Xafiiskiisa Waxa uu Been abuur ku tilmaamay Warar lagu baahiyay Warbaahinta oo Sheegayay Mashaariic Sifo khaldan Shakhsiyaad gaar ah loogu naas-nuujinayay iyo Jeegag nidaam aan sharci ahayn kaga baxay dawlada hoose.
Wuxuu Maayarku Cadeeyay Jiritaanka Jeegaas oo uu Sheegay in Cidii Mas’uuliyadeeda lahayd lagala Xisaabtami doono.

Comments are closed