|

Haweenka Qurbajoogta DDSI Ee UK Oo Deeq Lacag Ugu Deeqay Dhagoolayaasha(DAAWO SAWIRRADA)

London,7Aug,2015(QJ/SDN)-Munaasabadan Oo Ka Dhacday Shaley Holka Xafiiska Arimaha Haweenka, Caruurta, Iyo Dhalinyarada DDSI Oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Haweenka Qurbajoogta DDSI Ee UK Ay Hogaaminayaan Sacdiyo Cabaas Iyo Fardowsa Suldan Maxamuud Haybe Ayaa Ayaa Waxaa Lacag Deeq Ah Lagu Gudoonsiiyey Dhalinyarada Dhagoolayaasha DDSI Taasoo Ay Ugu Deeqeen Haweenka Qurbajooga DDSI Ee UK Ka Timid Gaar Ahaan Magaalada London Oo Iskooda Isku Soo Xilqaamay

raxma1-21

Hadaba Shirkan Oo Ah Mid Lagu Taaku Laynayey Dhalinyarada Gacanqabashada U Baahana Hadaba Qurbajoogta DDSI Ee Haweenka Ee UK Oo Ballan Qaaday In Ay Joogteen Doonaan Ayna Markasta Ay Garabtaaganyihiin Deegaankooda

raxma67

Munaasabad Si Heer Sare Ah Loosooo Agaasimey Ayaa Lagu Qabtey Holka Xafiiska Arimaha Haweenka Waxaana Munaasabaddaas Ka Soo Qayb-Galay Mas’uuliyiin Sare Oo Ka Mid Ah Wasiirka Xafiiska Arimaha Haweenka, Caruurta, Iyo Dhalinyarada DDSI Marwo Raxma Suldaan Maxamuud Haybe

rxma2

Ayaa Uga Mahad Celisay Taageerada Ay Markasta Qurbajoogta DDSI Ay La Garab Taagan Yihiin Xukuumadooda Iyo Shacabkooda Ay Caawinaada U Baahan Qurbajoogta Kale Ee Waxaan Ku Dhiiri Galinayaa In Ay Dadaal Dheeri Ah Muujiyaan

Comments are closed