“Aqoonta U Adeegta Nolosha” Xog Waran Aqoon yahan Maxamed Cali Bille DAAWO
Hargaysa 02.Aug 2015 (SDN/QJ)- Aqoon yahan Maxamed Cali Bile oo ka mid ah Aqoon yahanka Somaliland ee Baraha Bulshadu ku Kulanto Talooyin Wax ku ool ah uga soo Gudbiya dhallinta Somaliland ayaa Waraysi uu siiyay Telefishanka Qaranka Somaliland Waxa uu kaga hadlay Taariikh Nololeedkiisa,Waayo aragnimada iyo Khibradiisa Shaqo isagoo haatan ka Mid ah Shaqaalaha Guur guura ee Qaramada Midoobay.
Aqoon yahan Maxamed Cali Bille waxa uu ka mid ahaa Hal door ka tirsanaa Ummada Somaliland oo isu taagay inay wax baraan ubadka yar yar ee Somaliland xiligii dalka dib loogu soo noqday