|

Dood Kulul Oo Ku Saabsan Mudo Kordhinta Xukuumada Somaliland DAAWO

Hargaysa 01.Aug 2015 (SDN/QJ)- Weli Waxaa Taagan Muranka Ka dhashay Doorashooyinka Mudo dhaafay ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo fulin la’aanta heshiiskii ay wada jirka u gaadheen Xisbiyada qaranka ee Mucaaridka iyo Muxaafidka oo Dawladu qayb ka ahayd.

Comments are closed