|

Xubno Hor leh oo Iska Casilay Xisbiga Waddani iyo Asbaabaha ku Kelifay DAAWO

Hargaysa 25.July 2015 (SDN/QJ)- Saraakiil sare oo ka Tirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta Shaaciyay inay Iska Casileen Xilalkii iyo Xubinimadii ay ka hayeen Xisbigaasi Waddani.
Xubnahan Maanta is casilay ayaa noqonaya Hormadii sadexaad oo Laba todobaad gudahood ku cadeeyay inay ka baxeen xisbigaas.

Comments are closed