DAAWO:CAAWA IYO CAWIL WARAYSI XASAN YOONIS XAALADA SOM:LAND
Minneapolis July 25,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ee UCID ee USA Xasan Yonis ayaa TVga Soomaalida ee Minneapolis waxa uu uga waramay xaaladihii siyaasadeed ee u danbeeyay Somaliland.
Gudoomiyuhu waxa uu si gaar ah uga waramay dib u dhaca Doorooshooyinka Madaxtooyada iyo Baarlamaanka Somaliland, Daawasho haboon.