|

Shirkii Golaha Wasiirada Puntland ee Shalay oo laga soo saaray Go’aanno dhowr ah (AKHRISO)

Garoowe,24july,2015(QJ/SDN)-Shirkii Golaha Wasiirrada ee Puntland ayaa Waxaa looga hadlay Arrimo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Xeerka diiwaan-gelinta shirkadaha dhismaha iyo Xaaladda nabadgelyo ee Puntland.

Kulanka maanta oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji C/llaahi Camey ayaa ugu dambeyn laga soo saaray dhowr qodob, haddana halkan hoose ka akhriso go’aannada shirka laga soo saaray

 Shirkii_Wasiirrada_Puntland_640 

Comments are closed