|

Suldaanka Guud ee beesha Irir Samaale oo ka waramy dib u dhaca dooroshooyinka Somaliland(DHEGEYSO)

Edmonton July 23,2015(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee beesha Irir Samaale Suldaan Cabdikariin Faarax Ibraahim ayaa ka fal celiyay khilaafka Siyaasadeed ee ku xeeran dib u dhaca Doorashooyinkii madaxtooyada Somaliland.

Suladaanka ayaa baaq uu u jeediyay shacabka iyo siyaasiyiintaba waxa uu ku booriyay in xaalada siyaasadeed ee dalka la qaboojiyo oo shuruuxda dalka loo hogaansamo.

HALAKAN HOOSE KA DHEGEYSO SULDAANKA BAAQIISA

suldaan

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/suldan.mp3″]

 

HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO SULDAANKA GUUD OO KA WARAMAYA KHILAAFKA SIYAASADEED EE SOMALILAND

SDN/QJ-Edmonton

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed