|

Qur’aan la qoray xilligii Nebi Muxammad SCW oo la helay-DAAWO SAWIRADDA

London,23july,2015(QJ/SDN)-Maqaar ama harag ay ku qoran yihiin aayado kamid ah Qu’aanka Kariimka ah oo la rumaysan yahay in ay tahay midii ugu cimriga dhereed ayaa laga dhex helay Jaamacadda Birmingham ee dalka Ingiriiska.

qur-1

Shucaaca loo yaqaano Radiocarbon ee lagu ogaado taariikhda jiritaan waraaqaha ayaa sheegtay in qoraalkan la qoray ugu yaraan 1,370   sano kahor.

qur-3

Bogogan kamidka ah Aayadaha Qu’raanka ayaa iska dhex yaalay mudo dhan 100 sano jaamacadda Birmingham ayada oo aysan cidna ka war haynin. Aayadaha ku qoraa maqaalka ayaa kamid ahaa kuwan hoos ku qoran.

Comments are closed