Xisbiga Waddani Oo Jawaab Degdeg Ah Ka Bixiyay Dhawaaqii Kasoo Yeedhay Xukuumadda-DAAWO MUUQAAL
Hargeysa,21july,2015(QJ/SDN)-Xusbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa jawaab degdeg ah ka bxiyay dhawaaqii xukuumadda somaliland kasoo yeedhay ee sheegayay in ciidamada heeggan la galiyay, hudheeladana laga kirrayn karin waddani. halka ka daawo kuxigeenka gudoomiyaha waddani Axmed Muumin Seed oo saxaafadda la hadlay