|

Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo Nidar ku Maray inuu Dacwad ka Gudbin doono Isu-duwaha aan ka soo Xaadirin Xafiiska uu Mas’uulka ka yahay DAAWO

Boorama 20.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gobolka Awdal Maxamud Cali Saleebaan Ramaax ayaa daboolka ka qaaday in 21 Wasaaradood ee ka hawl gala Gobolkaas 15 ka Mid ahi aanay Wax Shaqo ahi ka socon, Waxaanu Cod dheer ku Sheegay in Wixii hada ka danbeeya Mas;uulka ka soo Xaadiri waaya Xafiiska uu Madaxda ka yahay uu u Gudbin doono Wasiirka soo Igmaday Waxaanu intaas ku daray in hadii uu Wasiirku Wax talaabo ah ka qaadi waayo uu hor dhigi doono Madaxweynaha.

Comments are closed