|

..”Umada Somaliland Igama ay Baran Hadalo Deelqaaf ah Balse Wasiir Abgaal Isaga ayay Hadalada Deelqaafku Ku Badnaa Oo Uu Madaxweynaha Wasiirka Uu U Yahay Cay Hawada Uu Marin Jiray..” Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Ucid DAAWO

Boorama 19.July 2015 (SDN/QJ)- Musharaxa Jagada Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa ka fal celiyay Dhaleecayn uu u so Jeediyay Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta oo ay ka soo wada jeedaan Gobolka Awdal.
Musharax C.rashiid Xasan Mataan Waxa uu Sheegay inaan Shacabka Somaliland isaga ku baran Caytan iyo Aflagaado halka taas badalkeeda uu xusay in Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiintu uu ahaa Shakhsi aflagaado kula kici jiray Madaxweynaha uu haatan Wasiirka u yahay.

Comments are closed