|

Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Oo Boqolaal dadweynaha Reer Hargeysa ah Garoonka kubbadda cagta ee Hargeysa kula tukaday salaadii ciida. DAAWO SAWIRADDA.

Hargaysa 17.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland Saaka Si weyn looga oogay Tukashada Labada Rak-cadood ee Salaada Ciidul Fidri.

Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdurraxmaan Cabdullaahi Saylici oo ay Weheliyaan Madax ka Tirsan Golayaasha Qaranka ayaa Shacab tiro badan oo ku dhaqan Caasimada Hargaysa Waxa uu kula Tukaday Garoonka kubbadda Cagta ee magaalada Hargeysa.

 

Iyadoo halkasi duruurs iyo wacdiyo diini ah ay kasoo jeediyeen culimo uu ugu horreeypo sheekh maxamed cumar dirir

Madaxweyne ku xiggeenka Somaliland ayaaWaxa u Munaasabadda ciid-al-fidriga awgeed hambalyo iyo bogaadin u diray Guud ahaan Shacabka Somaliland iyo Shucuubta Islaamka ee u dabaal degaya Ciidul Fidri isla markaana soo Gutay Faralkii Bisha Ramadaan.

100_1948

100_1970

100_1971

100_1993

100_2075

100_2058

100_2007

100_2068 100_2069 100_2070

100_1912

100_1913100_1914100_1916

 

 

Comments are closed