|

Hooyo uu Ku Dhacay Xanuun Lafaha Jidhka Burburinaya Daawo

Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, ayaa in muddo ah waxay u jiiftay xanuun ay sheegtay in uu hayay 4sano,

Cudurkaas oo ah mid burburinaya lafaha uu ku dhisan yahay Jidhku waxaana isku soo laabmaya Hilibka jidhka kadib markii ay ka dhamaadeen lafaha isu haya jidhka ibnu aadanka

Comments are closed