|

“Wuxuu Noqday Baanka dhexe ee Somaliland Bakhaar lacagta la dhigto” Xildhibaan Bashiir Tukaale DAAWO

Hargeysa 17.June 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Bashiir Sheekh Xuseen Tukaale oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliland, ayaa Baanka dhexe ee Somaliland ku eedeeyay inuu ku fashilmay xakamayta Iyo kor u kaca ku yimi qiimaha Dollar-ka.

Comments are closed