“Somaliland Waxay Punt land ka Qabsan doontaa Sadex Magaalo oo Waaweyn Waa hadii ay Joojin waayaan Daandaansiga” Xildhibaan Indho Indho DAAWO
Hargaysa 11.June 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo ah Afhayeenka Golaha Guurtida ayaa ka hadlay warar sheegaya in maamulka Puntland ciidamo soo tubeen xuduudka u dhexeeya Somaliland iyo maamulka Puntland,.
Xildhibaan C.qaadir Indho Indho ayaa ku hanjabay in Ciidamada Somaliland saddexda magaalo ee waawayn qabsan doonaan Punt land hadii ay Joojin weydo sida uu Yidhi daandaansiga.