|

Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye oo Ka Gilgishay Anshax Marinta Gudoomiye Saleebaan Gaal DAAWO

Hargaysa 07.June 2015 (SDN/QJ)-Mudane Axmed Muuse Obsiiye oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ee Guddoomiye Saleebaan Maxamud Aadan uu dalbaday in la anshax mariyo maadama ay ka soo hor jeesteen Go’aankii Golahoodu uu Mudo kordhinta ugu sameeyay Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha Wakiilada.

.
Gudoomiyaha ayaa Mudanayaashan ku eedeeyay inay ka hor yimaadeen go’aankii Guurtida ee muddo kordhinta, isla markaana ay Jebiyeen Shuruucdii Gola weynahooda.

Mudane Axmed Muuse Obsiiye ayaa sheegay in Qodobka lagu xalaaleeyay Mudo Kordhinta uu Golahoodu sameeyay aanu ka jirin Somaliland sida Dagaalo, Masiibooyin dabiici ah iyo Wixii la mid ah.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed