|

Berbera iyo BBCda Mahmoud Barreh UK

Waxaa Taariikhdu markay ahayd  ( 4 June 2015) lagu qoray mareegta (website) BBCda qaybta Ingiriisiga war laga soo diyaariyey magaala xeebeedka Berbera iyo dekaddeeda. Waxay BBCDu soo bandhigtay magaalada iyo dekadda inta ugu foosha xumayd, kamana turjumayn horumarka balaadhan ee magaaladu gaadhay. Wuxuu ninka qoray warka oo suurado u badnaa oo la yidhaahdo ‘James Jeffrey’ ku andacooday in dekadda magaalada oo waqti waqtiyada ka mid ah camirnaanjirtey waqtigan dhulka taallo. Inkasta oo cinwaanku soo jiidasho lahaa oo u qornaa sidatan: ‘’ In pictures: Berbera Builds future from crumbling past’’, misna hadalka intiisa kale waaqica magaalada aad ayuu uga fogaa oo wuxuu ku salaysnaa xumaan qudha. Magaalada waxyaabo kale oo ay caan ku tahay sida madaarka waxba BBCdu kama sheegin.
Waxaan halkan idiinku soo bandhigayaa suurado ku saabsan magaalada Berbera iyo Dekaddeeda caalamiga ah oo aan BBCdu muujin iyo kuwa BBCdu soo bandhigtay inaga oo isu barbardhigayna. Waxaan qoraaga iyo BBCda u bidhaaminayaa in dekedda Berbera noqotay dekedda 1 aad ee adduunka ee xoolaha laga dhoofiyo diraasad ay samaysay hay’dda FAO (Food and Agriculture Organization-UN) sanadkii 2014.
vb

On 4th June 2015 the BBC News has featured some pictures and brief descriptions about the port city of Berbera, Somaliland. The reporter, James Jeffrey claims that Berbera port has crumbled to the ground, given the way it was once as a thriving  fishing port. The pictures chosen as well do not reflect on how the Berbera port and the city itself look like today. Contrary to the BBC allegation, Berbera has never been known as a fishing town and the fame of the city stems from its round the clock busy and thriving historic port. It is also known for having an air port developed during the Soviet Union era with the longest runway in all of Africa. Such an important airport was not indicated in the BBC News report as well.  The whole of Somaliland in addition to some neighbouring countries such as Ethiopia rely on Berbera Port for import and export.
In 2014, Berbera port has become the largest port in the world for exporting live stock according to statistics of FAO (UN Food and Agriculture Organization).

 

 

 

 

 

Pictures below indicate on how Berbera and its ever thriving port

Comments are closed