Gudoomiye Saleebaan Gaal oo Sheegay in Go’aanka Guurtidu aanu ka Noqod lahayn,Dar daarana u Jeediyay Xildhibaanadiisa DAAWO
Hargaysa 30.May 2015 (SDN/QJ)- Golaha Guurtida Somaliland ayaa ku adkaystay in aanu dib uga noqonayn Go’aankii ay ku Kordhiyeen Mudada Xil haynta Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada taas oo ka danbaysay go’aan ay Sadexda Xisbi Qaran isla gaadheen.
Fadhi ay Maanta Yeesheen Golaha Guurtida ayaa Gudoomiye Saleebaan Maxamud Aadan Waxa uu ka sheegay in go’aankaasi uu yahay mid aan ka noqod lahayn.