“Hadii uu Go’aankaas nabadgelin waayo Madaxweyne ku Xigeenku Waxa uu ku Jiraa Xaalad Adag” Xildhibaan Indho Indho DAAWO
Hargaysa 29.May 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan C.qaadir Indho Indho oo ka Mid ah Mudanayaasha Aqalka Guurtida ee garabsaarka la leh Madaxtooyada ayaa Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ugu Hanjabay inay Talaabo Sharci oo adag ka qaadi doonaan hadii aanu faraha kala bixin sida uu Yidhi Go’aankii Mudo kordhinta Golaha Guurtidu u sameeyeen Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada.