|

Gudoomiye Saleebaan Gaal oo Xaaraan ku tilmaamay Heshiiskii Sadexda Xisbi ee Xalay Iyo Xildhibaano taageeray DAAWO

Hargaysa 28.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Bar kumataal ka dhigay Heshiiskii ay Sadexda Xisbi ka gaadheen Khilaafkii ka dhisnaa go’aankii Golaha Guurtida .
Gudoomiyaha Saleebaan Gaal ayaa sheegay in aanay Jirin Cid bedeli karta Go’aanka Golaha Guurtida.

Comments are closed