|

“Wada hadalka Maanta loo balansan yahay Wuu Burburayaa Hadii Kulmiye iyo Waddani Xal Keenin” Mujaahid Cali Guray DAAWO

Hargaysa 25.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ka rajo dhigay Wada tashiga u socda Sadexda Xisbi qaran iyo Xukuumada si xal Siyaasi ah looga gaadho Khilaafka ka dhashay Mudo Kordhintii Golaha Guurtida.

Cali Guray oo ka Mid ah Ergada Xisbiga Ucid uga qayb galaysa Wada hadalka ayaa sheegay in labada Xisbi ee Kulmiye iyo Waddani in aanay Golaha la iman wax xal ah oo lagu furdaamiyo is fahmi waaga taagan,Waxaanu Walaac ka Muujiyay Kulanka Sadexaad ee Maanta oo Isniin ah loo balansan yahay.

 

Comments are closed