|

Faahfaahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo baxaysa Dil Degmada Wadajir loogu geystay masuul dawlada ka tirsanaa

Muqdisho May 24,2015(SDN/QJ)-Cumar ubax oo ka tirsana Wasaarada Gadiidka Una qabilsana xisabadka  Garonka Muqdisho aya lagu dilay Agagarka korontada ee D/Wadajr,Waxa lala dilay Darawalkisa oo lagu magacaabi jiray Cabdi barwaaqo.

Yuusuf Xuseen Cusmaan waxa abti  u ahaa Masuulka lagu dilay degmada Wadajir ee Muqdisho ayaa waxa uu uga warbixiyay Qaabka uu dilku u dhacay.

Kooxaha hubeysan ee fuliyay dilka ayaa warku waxa uu sheegayaa in ay wateen gaari Nooca raaxada ah.

Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka banaadir wax war ah kama soo bixin oo ku aadan dilka Masuulka loogu geystay degmadaasi.

SDN/QJ-Muqdisho

contact@qurbejoog.com

Comments are closed