|

Kulankii Muxaafidka iyo Mucaaridka Somaliland oo Natiijo la’aan ku dhamaaday iyo Balanta Isniinta DAAWO

Hargaysa 23.May 2015 (SDN/QJ)- Wararka hadda ka imanaya Hotel Ambassador ee Magaaladda Hargaysa,ayaa sheegaya in hadda lagu soo kala kacay shirkii sacaaddihii ugu danbeeyay u socday Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyadda Siyaasadda Somaliland.

Kulankii Mucaaridka iyo MuxaafidkaMa cadda sababta keentay inuu natiijo la’aan kusoo xidhmo wadahalka oo si weyn ay qeybaha kala duwan ee Shacabka iyo Bulshadda Caalamku uga dhur sugayayeen.

Wararka,ayaa intaas ku dayara in kulan danbe loo balamay Maalinta Isniinta ee isla todobaadkan.

Hargaysa SDN/QJ

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed