|

Tacsi ku socota Ehelkii uu ka baxay Marxuum Chief Caaqil Saahid Xaaji Adan Cilmi Qabile

Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Chief  Caaqil Saahid Xaaji Adan Cilmi Qabile oo Maanta 20/05/2015 ku Geeriyooday, laguna Aasay Magaalada Hargeysa.
 
Aniga oo Ku Hadlaaya Magaca Caqaasha, Odayaasha, Aqoonyahanka, Ganacsatada iyo Waxgaradka Ardaaga Beesha Baha Duqsi ee Beelaha Daa’ud Ismaciil, Waxanu Tacsidan u Diraynaa Qoyskii Marxuumku Ka Baxay, Reer Xaaaji Adan Cilmi gaar ahaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Ganacsiga Bashiir Cabdi Xariir, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabta, Golaha Cuqaasha Dalka iyo Dhammaaan Shacabka Sonaliland uu ka Baxay.
 
Marxuumku Waxa uu ahaa Oday Dhaqmeed Halgankii, Nabadayntii iyo Dib-u-Dhiskii Dalka Qadarin Ku Mutaystay,  Illaahay Samir  iyo Iimaan Ha Inaga Siiyo  Ammiin. 
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
Brussels   Belgium
 
 

Comments are closed