|

“Waxaanu ku Heshiinay in arrinta dib u dhaca doorashooyinka ee qolaba meel iska taagtay inaanu helno Xal Siyaasi ah oo lagu wada qanco” Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 20.May 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay arrimaha ay isla qaateen Sadexda Xisbi qaran ee Kulmiye,Ucid iyo Waddani ee ku aadan dib u dhaca ku yimid qabsoomida doorashooyinka iyo go’aankii golaha guurtida ee Mudo kordhinta Madaxweynaha iyo Golaha Wakiilada oo labada Xisbi Mucaarid ku gacan saydheen.

Comments are closed