Dagaalada ka Socda Wadanka Yemen iyo Saamaynta Dhaqaalaha Somaliland Daawo Warbixintan
Hargaysa 08.May 2015 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii uu Dalka Yemen ka Bilaabmay Dagaalka Sokeeye Waxaa Gebi ahaanba Istaagay dhoofkii Xoolaha ka Tagaya Somaliland ee la Gayn Jiray dalka Yemen.
Dagaalka Yemen Waxa uu sababay Saamayn dhaqaale oo ku Timid Somaliland halka sidoo kale aanay Jirin Wax Ganacsi ah oo ka imanaya dalkaasi.
Hargaysa SDN/QJ