|

Badheedhaha Xisbiyada Mucaaridka iyo Qaabkii ay Maanta Golaha Guurtidu u Wada hadleen DAAWO

Hargaysa 05.May 2015 (SDN/QJ)- Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee UCID iyo  WADDANI, ayaa Golaha Guurtida u diray qoraal ay kaga digayaan inay  Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u sameeyeen muddo kordhin ka duwan dib u tii ay Komishanka doorashooyinka qaranka hore u shaaciyeen ee ay dib ugu dhigeen doorashada.

Comments are closed