|

Marxaladihii Isgaadhsiinta Somaliland iyo Asbaabaha Hor taagan Isku Xidhka Shirkadaha Isgaadhsiinta Barnaamij Gaaar ah oo Qurbejoog idiin Diyaarisay DHAGAYSO

Hargaysa 04.May 2015 (SDN/QJ) Isgaadhsiinta Somaliland ayaa soo martay Marxalado Mid kastaaba lahayd Waayaheeda Wakhti ayaa ina soo maray Qofka jooga degel ka mid ah Somaliland hadii uu u baahdo inuu qof ehelkiisa ah oo dibada ku maqan inuu la hadalkiisu ku qaadan Jiray Safar dheer oo uu ku tago dalka Itoobiya amase jabuuti.

Somaliland Waxaa Maanta ka Jira laba Shirkadood oo Waaweyn Sida Telesom iyo Somtel ,Hasa Yeeshee Waxaa soo raaca Shirkado Kooban oo haatan Bixiya adeeg Isgaadhsiineed Sida African Online kuwaas oo lagaga raystay baahidii dhinaca Isgaadhsiinta Isla markaana Buuxiyay baahi taagnayd haday noqoto Maqal iyo Muuqaal Hasa Yeeshee Waxay Shacabka Somaliland weli u ooman yihiin Sidii ay Shirkadahani u wada hadli lahaayeen Waxaa Guul daraystay Dadaalo mudo badan soo Taxnaa oo ku wajahnaa isku xidhka Shirkadaha Isgaadhiisnta .

Qalabkii Suurto galin lahaa Adeegaas ayaa ilaa iminka aan Shaqayn kadib markii ay Mawqifyo kala durugsan istaageen Shirkadaha Isgaadhsiinta.

 

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKA GAARKA AH EE ISGAADHSIINTA SOMALILAND

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Telefoonada04.mp3″]

Comments are closed