|

Garyaqaan Maxmuud Xasan Raage oo ku dhawaqay Xisbi Cusub oo la magac baxay Xisbiga Ummadda Somaliyeed (X.U.S) oo macnahiisu Yahay (Walaaleye ) Xisbigan oo loga dhawaqay Uk

london19April15(SDN/QJ)Garyaqaan Maxmuud xasan Rage oo ka mida aqoon yahanada Somaliyeed ee ku dhaqan Uk ayaa waxa uu ku dhawaqay Xisbi Cusub oo la magac baxay Xisbiga Ummadda Somaliyeed oo marka la soo gaabiyo loo yaqaano X.U.S oo Luqada Inglishka  loo yaqaano Somali

People’s Party (SPP). Astaaanteduna Tahay Shan Gacmood iyo Midibka Huruuda ,Cadaan, iyo Akhtar taas oo sifo u ah Midnimada iyo Jiritaanka Qaranimada Somaliyeed Garyaqaan Maxmuud Xasan Ragge ayaa xisbigan ku dhawaqay  2010 isaga oo  u diyaar garoobaya dorashooyinka 2016 taas oo la filayo inay dhawaan ay ka dhacdo    Somaliya 2016 ahna Musharaxa Madaxwaynaha . xisbigan waxa xubno ka ah Rag Culus oo soomalinimadu ka goan tahay. Xisbigan ayaa waxa u balan qaday inuu tixgalinayo Haweenka Somaliyeed kana qayb galinayo Siyaasada iyaga oo Xililka ugu sareeya dalka ka qaban donaan, waxa kale oo uu dhalinyarada u balan qaday  in uu shaqo Abuur u  sameeyo iyo waxbarasho iyo cafimaad iyo inuu dabar goonayo Tahriibta. Garyaqaan Maxmuud ayaa ah Nin aan ku dhaqmin Musuqmaasuqa kana dacada  Diintiisa iyo Dhaqanka Suban.

Astaanta Xisbigu waa Tan Hoos ku Tala.

 

Comments are closed