|

“In Shaqaalaha Dawladu Ay Dacaayadeyaan Madaxda Qaranka Dhabar Jab Waxay Ku Tahay Dawlada Cukusow” Maayarka Burco DAAWO

Burco 19.April 2015 (SDN/QJ)- Maayarka Magaalada Burco ayaa Si weyn uga gubtay dhaliil uu ku yeeshay dameer soo Jiitay Indhaha Bulshada Magaalada Burco iyo Kuwa kale ee Somaliland kadib markii Mudo laba todobaad ah uu Sadex Lugood ku taagnaa kaas oo aakhirkii Sababay in Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon uu Warkiisa ku baahiyay Shabakadaha Xidhiidhka Bulshada Sida Facebook iyo YouTube.

Maayarka Magaalada Burco ayaa ka dalbaday Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Cukuse inuu wax ka qabto Xadgudub uu sheegay in Weriyuhu u gaystay.

 

 

Comments are closed