|

Wasaarada Maaliyada oo Olole Cashuur ururineed ka Bilowday Gobolada Dalka Iyo Ujeedada laga leeyahay DAAWO

Boorama 19.April 2015 (SDN/QJ)-  Ololaha cashuur ururinta ee uu ku baaqay wasaarada maaliyadu soomaliland ayaa si rasmiya ugu bilaabantay magaalada boorama ee xarunta g awdal.

Geesta kalena Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda Maaliyada ayaa iyana Hawl galka Cashuur ururinta Waxay ka fulinayaan Magaalooyinka Berbera,Burco, Laascaanood iyo Ceerigaabo Halka Caasimada Hargaysana ay qaabilsan Yihiin Wasiirada Maaliyada iyo Wasiirul dawlaheeda.

Comments are closed