Sicir barar xadhkaha goostay oo ka taagan Somaliland iyo Qaylo dhaanta Bulshada uu saameeyay DAAWO
Hargaysa 19.April 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Guud ahaan Deegaanada Somaliland ka Taagan Xaalad Sicir barar oo Marba Marka ka danbaysa Cirka Isku Shareeraysa Isla markaana aanay Jirin awood dawladeed oo lagu xakameeyo Sicir bararka.
Dadwaynaha iyo sariflayaasha iyo ganacsatada yar ayaa ka Qayliyey sixirbarar Xoogan oo soo food saaray ka dib Markii sarifka Lacagta doolarku uu kor ukacay iyo Baanka Dhexe ee Somaliland oo ka Dhoyla Sixir Bararkaasi
Amuurtani waxay dhalisay in dadweynuhu ka hadlaan qadiyadan saamaynta ku yeelatay hab nololeedkoodii.
Hargaysa SDN/QJ