|

Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

hibaaqHargaysa 17.April 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.

Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku soo Gudbinaysa Shabakada Qurbejoog.com Waxay Tusmada Maanta ay ku eegi doontaa Waxay dadku arkaan ee ay kaa Sheegaan Ma dhabaa,Fikirka ay dadku kaa aaminsan yihiin Ma Daruuribaa inuu dhab noqdo,Waana Barnaamijkii Xusuus qor dhakhtar Ilkood.

Waxaan Ku Rajo Weynahay in hadii Talooyinkan Xusuus qor dhakhtar aad Si wanaagsan u daalacato inay Suurto gal tahay inay Isbedel ku samayso Noloshaada.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO TAXANAHA XUSUUS QOR DHAKHTAR ILKOOD

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xusuusqor17a.mp3″]

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed